Daawo:Wax ka ogow Xasuustii Kacaanka 21 Oktoobar ee Hogaaminaayey Maxamed siyaad Barre

Markii soomaliya lasheego waxa kuu muuqanaya qarax,dil,dhimasho, Burcadbadeed gaajo lakiin soomaliya saan waa ka duwanayd markii dhashay kacaankii 21 oktoobar ee uu hogaaminaayey allaha unaxariistee Maxamed Siyaad Barre iyo madax kale duwan ayey waxay xooga saareen in soomaliya ay jahliga iyo Faqriga kabaxdo waana ku guulaystey oo olaalahii afka soomaliga ayaa lasameeyey dadkiibaa baa labarey inay wax qoraan iyo aqriyaan, wax soo saarkii baa loo noqday beerihi,wadooyinkii ,iyo badii.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.