Musharaxada Barlamanka Somaliya Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) ayaa Booqatey iskulada,Isbitaalada Caabudwaaq “sawiro”

Musharaxada Baarlamanka soomaliya Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) ayaa soo booqtay goobaha waxbarashada degmada Caabudwaaq ayadoo u kuur galaysay habsami usocdka iskuulada iyo baahiyaha kajira halkaasna waxaa kusoo dhaweeyey maamulada iskuulada ay booqatey iyo ardayda iyagoo ugu war bixiyey marxaladihii iskuuladaana soo mareen iyo baahiyaha halkaas kajira.

Shurki Canab ayaa ugu mahad celisay sida diiran ay usoo dhaweeyen madaxda iskuulada iyo ardayada sheegtayna inay wax kaqabanayso baahiyaha jira una qaylo dhaaminaysa qurba joogta kasoo jeeda deegaankaan Caabudwaaq.
shurkicanab-5

shurkicanab-8

shurkicanab-7

shurkicanab-6

shurkicanab-4

shurkicanab-3

shurkicanab-2

shurkicanab-1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.