Maamulka Cadado oo duudsiiyey qodadkii aqalaka Sarre Beesha Mareexaan “Sawiro”

Maamulka Cadaado oo sidii horeyba looga bartey dagaal adag kula jira Caabudwaaq ha ahaado mid siyaasadeed iyo mid dil bareer ahba ayaa qoondadii ay xaqa ulahaayeen aqalka saree Beesha sade Mareexaan aan helin, Cabdi kariim Guuleed ayaa horey ugu sheegay inaysan helayn wax kabadan hal xubin taas oo ka careysiisey ugaaska bulsha waynta waqooyiga galgaduud ayakoo Mr guuleed usheegay inay lee yihiin sadex arintaan ayaan la ogayn waxay ku dambayn doonto.
galmudug

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.