Daawo:Cadaado shirkii uga Socday Beesha Sade Mareexan iyo C/kariim Guuleed

Waxaa Cadaado Shir kudhexmaray C/kariim Guuleed iyo dhaqanka Beesha Sade, Shirkaan oo ah mid Xasaasi ah ayaa waxaa loga wada hadlaya arimo ay ka mid yihiin, Xubnaha Aqalka sare ee ay Beeshu helayso oo ah labo iyo Kordhinta Xubnaha beesha Sade ay ku leeyihiin Barlamanka Galmudug iyo inay joojiyaan fowdada, qaska at kuhayaan waqooyiga Galgaduud.

C/kariim guuleed ayaa ku gacan seeray dalabkii Beesha Mareexaan oo ahaa labada Xubnood ee aqalka sare isagoo u sheegay inay helayaan Hal, shirkii ayaa galay faratag iyo meel adag ilaa iyo hadana mala garanayo waxa uu kusoo dhamaan doono.

takooycad

takoymr
ugaas

1 Comment

  1. Kkkkk cadaado ina guuleed ayey
    Hoosfariiisteen duli ayagaa isbaday taakoy iyo ragiisu markii horeba maahayn inay aadaan waxaay ahad inay kugor gortamaan gurigooda joogoo cadaadoba tagin maxaa cadaada yaal tuuladaan cidladaa why ay guyaacaayaan maalinkasta

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.