2 Comments

  1. Asc anigoo ah abdalah aadam kana mid ah ku taxayasha webka gedotimes.com ,
    Waad mahadstihin sidada aad noogu soo gudbisaan wararka khaas ahaan wararka gobolka jubaland gaar ahaan Gedo

    (Talobixin ) marka aad wararka maqalka ah ama muuqalada aad soo galinayaan kuma qortiin dhagayso ama daawo . dadku waxay u malaynayaan qoraal un inuu yahay sida anigaba igu dhacday. Marka sxbiyaal haduu warku yahay dhagaysi ama maqal iyo muuqaal wada socdo cinwaanka soo ku soo qora dhagayso ama daawo
    ……………mahadsanid. ….

Leave a Reply to Abdallah aadam Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.