Banabaxyo Looga soo Horjeedo dacwada Bada oo Muqdiaho kadhacday

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Guddiga Dowladda Soomaaliya uga qeyb galaya Dacwada Badda u dhaxeysa Wadamada Kenya iyo Soomaaliya islamarkaana lagu diidan yahay in Kenya ay Badda Soomaaliya uu Damac ka galo.
Banaanbaxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir,waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada kuwaas oo ka kala yimid 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aysan jirin Cid iibsan karta Badda Soomaaliya Shacabka Soomaaliyana aysan Aqbali karin Damaca Guracan ee Kenya ay wado.1-5
4-4

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.