Xasan Shiiq oo mar kale furey shirka maamul u sameynta Hiiraan & Sh/dhexe-Sawirro

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe waxaa uu si rasmi ah mar kale ugu furey shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kadib markii uu maanta halkaas gaaray.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo inta badan odayaasha labada gobol ee maamulka loo sameynaayo, Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyada ee xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe, qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ayaa munaasabada hadalo ka jeediyay.

jawhar

jawr

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.