Banabaxyo Loga soo horjeedo Amxaaro Kanisad kafurata Garoowe

Waxaa magaalada Garoowe kasocda Banaanbaxyo Rabshado wata oo looga soo horjeeda dad Itoobiyaan ah oo kaniisad kasameystey Garoowe.

Mudooyinkii dambe waxaa Puntland kusoo badanayey dadka kasoo jeeda itoobiya oo tahriib ku ah Puntalnd, Borarka bananbaxyaasha wateen ayaa waxaa ku qornaa Itoobiya hanadhaafto.
received_1791341854444393

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.