Daawo Sawirrada: Shirkii madasha wadatashiga Qaran oo la soo gabagabeeyay

Shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa maanta la soo gebagebeeyay kaas oo muddo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.

Qodobo kala duwan ayaa laga Akhriyay munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Madasha ayaa isku raacday in la dardar galiyo hawlaha soo xulista labada Aqal ee Baarlamaanka, iyadoo gudiyada kala duwan ay dardar galinayaan hawlahooda.
03

01-1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.