Madaxweynaha iyo Madaxda Kale oo dadweynaha kala qeygalay salaada Ciida”Sawiro”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula dukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Masjidka isbaheysiga waxaa salaadda ciida ka soo qeybgalay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari), Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo qaar kamid ah madaxweyniyaasha maamulada dalka.
salaad

salad

saldd

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.