
Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan, waxaa xabisga laga dareemayey isbadal weyn oo dhanka horumarka ah, iyadoo Xabsiga laga hirgaliyey Xarumo loogu talo galay in wax ay ku bartaan Maxaabiista ku jirta .
Maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar ayaa hadda hela Waxbarasho isugu jirta diini iyo maaddi labadaba Waxaana darruustaasi bixinayo Macalimiin Aqoon durugsan leh oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Leave a Reply