
Jaaliyada Galjuba ee london ayaa waxay u diraysaa Tacsi iyo baaq nabadeed Shacab waynaha Waqooyiga Galagaduud waxay ilaahay uga baryayaan labadii nabadoon ee dhimatey in ilaahay dambigooda dhaafo janadii fardowsana kawaraabiyo, kuwa dhaawacana cafimaad dag daga siiyo.
Jaaliyada waxaa kaloo baaq nabadeed udiraysa dhamaan wax garadka culimada aqoonyahanada siyaasiyiinta dumarka dhaliyarada in nabada laga shaqeeyo oo wixii dhib keenaya hal dhinac looga soo horjeesto, dhibka cabudwaaq kadhacay waa wax xanuun badan nagu hayo oo aan lafiirsan karin wxaan markasta ku baaqeynaa in wanaaga laga shaqeeyo oo horumarka loo jeesto.
Jaaliyada Galjuba London
Leave a Reply