FAAFAAHIN: Qaar kamid ah dhaawacyadii Baardheere oo geeriyooday,halka kuwo kalane ay halis yihiin.

qar

kadib qarixii,shalay galinkii dambe masuliyiin katirsan naamulka degmada.baardheere lagula eegtay gudaha degmadaasi, ayaa qaar kamid ah masuuliyiintii dhaawacantay xaaladooda caafimaad laga deyrinayaa, halka mid kamid ah dhaawacyadiine uu geeriyooday.

ciise Bariis oo ku magacdheer ilkacase ayaa.u geriyooday dhaawacii kasoo.gaaray qaraxa,

sidoo kale waxaa xaaladooda laga deyrinayaa Cabdiraxmaan Aamusane, Xuseen caato oo ah taliyaha amniga ee Degmadaasi iyo Ismaaciil Saxardiid oo isagane maamulka ka.tirsan.

Gudoomiyaha Degmada Cadow nuur xasan ayaa isaga.dhaawac fudud soo gaaray sida ay sheegayaan ilo wareedyo baardheere ku,sugan.

tirada dhaawacyada ayaa sare u kacday.waxaana lasoo,warinayaa in dhowr iyo toban qof ay sii cagacageyneyso.

Saraakiishani xaaladooda laga.deyrinaayo.ayaa waxaa la.tacaalaayo dhaqaatiir ka tirsan AMISOMta degmadaasi ku,sugan waxaana lagu wadaa in muqdisho loosoo duuliyo saacadaha soosocda.

wixii kasoo kordha isha ku hay Gedo Times

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.