Caabudwaaq: Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxay Cabdirisaaq Cali Deelle iyo Caasho Daahir Faarax

Waxaan Halkaan Hambalyo Aroos uga diraynaa Wariye Cabdirisaaq Cali Deelle iyo Marwadiisa Caasho Daahir Faarax Xalay oo Taariikhdu ahayd 25-August-2016 Arooskoodu kadhacay Magaalada Caabudwaaq, Waxaan leeyahay Allaha idin kayeelo labo Aaqiro iyo Aduunba liibaana Owlaad qayr qabtana kala hela.

Dhamaan dadkaa hoos Ku qoran ayaa Hambalyo iyo Bogaadin diraya.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac HCTV iyo Radio Daljir
Maamulaha Radio Daljir Maxamed Maxamuud Naasir
Agaasimaha Radio Daljir Muxiyadiin Cabdi geele
Mahad Xasan Diini Universal
Cabdi kariim bulxan Tvga Qaranka
sharmaake cabdi
Cumarlakiman
Bashiir Yusuf Nadara
iyo dhamaan wariyaasha kala duwan ee ku sugan Caabudwaaq iyo dalka gudihiisa iyo dibadiisa

cabdi

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.