Muqdisho:Dr shaafici Aadan Dirir ayaa qaliin u sameyeey haweeney Soomaaliyeed oo 30 sano caloosh Ilmo Kuwadey

Hooyo Dahabo Nuur Cabdi oo jirta 50 sano ayaa ilmo caloosha ku waday mudo kabadan 30 isagoo mayd ah Dr shaafici Aadan Dirir oo fuliyeye isaga iyo dhaqaatiir kale ayaa kawar bixiyey qalinkaan isagoo sheegay inay gabadhaan caloosheeda kazoo bixiyeen ilma mayd ah oo xubnihii bili aadamka udhan yihiin.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.