Madaxwayanaha Galgadud sarre Iyo Waftigiisa Lagucasumey Madasha Wadaniyiinta Soomaaliyeed

Wafti balaaran oo Hogaaminaayo Madaxwyanaha Galgaduud Sarre Mudane Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) oo uu kamid yahay Wasiirka Qorsheynta iskaashiga iyo xiriirka Caalamiga
Maxamed Cabdulaahi xasan iyo madax kale oo casumaad ay kahelaan wadamada Taakuleeya Soomaliya u yimid Nairobi baa manta waxaa lagu casumay madaxsha wadatashiga wadaniyiinta Soomaaliyeed ee Xorta ah. Rajo. Reform Alliance for justice and openness.
Shirkaan ayaa looga hadlaayeey sidii loo Heli lahaa soomali xor ah oo iyaka talada ka godo una madaxbanaan codkooda iyo aqligooda.

ragalsare

rajo

rajogalsare

rajon

rajoo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.