DegDeg:Nabadoon Goordhow lagu dhawacay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

deg

Waxaa goor dhawayd lagu dhawacay Degmada Baladxaawo gobolka Gedo labo Nabadoon Idiris Aadan iyo AXmed Cabdulahi kamida Nabadoonada Gobolka Gedo gaar ahaan Balaxaawo dadkii dilkaan geystey ayaa meeshii ka cararay Dhaawacoodii ayaa loo qaaday Degmada doollow .
Fiiro: Warar keena dambe kala socda wixii kasoo baxa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.