Xaalada Wariyayaash kismaanyo Ayaa Sii Xumaaneysa Xarig iyo Dil

wariyaasha kismaanyo qaarkood ayaa cabsi xoogan ka qaba in ay la kulmaan xarig, xili wali uu xiran yahay wariye Saabir c/qaadir Warsame oo katirsan tv-ga soomali cable
qaar kamaid ah wariyaasha kismaanyo oo codsaday in aan mago cooda iyo codkooda la xigan sababo amaan awgood ayaa gedo time u sheekay in ay la kul meen handa dadaad iyo caga juglayn ila iyo hadana la baadi goobayo ayaga
waxaa kale o ay gedo times u sheegeen in ay jiraan shaqsiyaad ka tirsan wasaarada warfaafinta oo ku lug leh xariga wariyayaasha kismaanyo kuwaas oo an qaar kood kadir sanayn wasaarada

warfaafinta iyo maamulka jubalan balse ku soo dhuumanaya
kismaanyo waxaa kafuran hal idaacad oo madax banaan taas oo ah radiyow sooyaal oo uu wakiil kayahay cabdi cali raage oo ah lataliyaha madaxwaynaha jubland kana mid ah muliilayasha idaacadasi marka laga soo tago kuwa ku hadla afka jubland sidoo kale waxaa la xiray sanado kahor oo wali hawada kamaqan radio voice of soomaaliya (VOS) oo ahayd idaacadii ugu horaysay oo madax banaan oo kismaanyo laga hirgaliyo haseyeeshee ay xireen ciidan ka amarqaata axmed madoobe qalabkeediina ay qaateen waxaana ay arintaan muujinay saa jajuubka jubland ay ku hayso warbaahinta madaxa banaan ee kismaanyo ka hawl gasha waxaa jira xafiis dhawaan la furay magaalada kismaanyo oo layiraahdo mentoring oo dabagal u sameeya wararka wariyaasha ay diraan iyo kuwa ay qoraan inkastoo ay san jirin faragalin toos ah oo xafiiskan uu ku hayay wariyashaasha

wariyayaasha soomaaliyeed ayaa kamid ay xirfada layaalka aduun ka ee ka shaqeeya dalalka halista badan ay karito sida ciraaq,siiriya, iyo soomaaliya waxaana ay maraka qaar la kulmaan dil iyo xarig.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.