Shirkii Looga hadlaayey Amaanka iyo Horimarinta Caabdwaaq london kasocda 16th July 2016 admin Wararka Maanta 0 Waxaa hada kasocda London wadanka Uk shir looga hadlaayo amaanka iyo horumarka Caabudwaaq shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey jaaliyada Galjuba ee London. Fiiro. Wararka dambe kala soco go amaada shirka. Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp SOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply