Daawo:Al-shabab OO Weeraray Saldhig Bolis oo Kenya Ku Yaala

Alshabab ayaa goor ahayd Sagaal saac oo habeynimo ku qaadey weerar saldhiga booliska Kapenguria police station weerarkaan ayaa qasaaro dhimasho iyo dhaawac geystey wararka ayaa sheegaya 5 bolis ah oo uu kamid yahay taliyihii Kapenguria police station ay kudhinteen. afhayeenka booliska Kenya ayaa sheegey inay u direen ciidan soo afjara weerarkaas.
kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.