Daawo:Amisom OO Qaabxun Utoobabarta Ciidamada Soomaliya

Ciidamada Afrikaaniska ah ayaa tobabara Ciidanka Soomaliya dhaqaalana ku qaata tobabarkaas iyadoo lasameynkarey in lafuro xero saraakiisha ciidanka Soomaliyeed ku toobabaraan ciidamada cusub dhaqaalana lagu siiyo si looga maarmo Amisom, waana arinta aysan rabin ciidamadaan dhaqalaha soo doontey in ciidnaka Soomaliyeed isku filaado kana kaaftoomo Amisom.

Kismaayo ayaa kamida meelaha Amisom dhaqaalaha ka hesho tii uGu dambaysay waa tan ciidamo loo tobabaraayo boolis isugu Jira haween iyo Rag ciidankaan ayaa waxaa kaaga muuqda inaysan haysan kabo iyo dhar aya gashadaan intey tobabarka ku jiraan tanina waxaa kamid tahay sida loo bahdilaayo ciidanka Soomaliyeed iyo shacabkooda, Su aashu waxay tahay maxaa noo diiday inaan tobabarano ciidamadanada macalimiin waan haysanaa iyo dhul.

kismayo (1)

kismayo (2)

kismayo (3)

kismayo (4)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.