Raysawasare Kuxigeenkii soomaliya oo Lakulmay Maamulka Jubbaland

cumar

Wafti isugu Jira Wasaare iyo saraakil Ciidan oo hogaaminaayey Raysawasaare kuxigeenka soomaliya Cumar Carte oo Booqosho kujooga Kismaayo ayaa lakulmay Madaxda maamulka Hubbaland oo Kamid yahay Madaxwayanaha Axmed Madoobe iyo Kuxigeenkiisa Maxammud sayid,

Waftigaan ayaa kulama gaar gaara lalaeh Madaxda Jubbaland iyagoo kawada hadlaaya xaalka guud ee dalka soomaliya iyo tan gaarka ah ee Jubbaland oo uGu horeyso Ammnaka iyo sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada Jubbaland.
kism

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.