Daawo:Caabudwaaq Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa kasoo Horjeestey Gudiga doorashad Xasan shiiq

Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo siyaasiyiinta Caabudwaaq.balanbal.dhabad, iyo deeegaanada ku hareereysan ayaa kasoo horjeestey gudiga doorshada xasan shiiq uu kudhawaaqey, waxgaradka ayaa sheegey inay yihiin gudigaan kuwii xasan shiiq dantiisa katalinaya oo dan soomaliyeed waxba u ahayn .

Waxgardka ayaa sheegay inaysan wali arag oo ma aqal arinta Xasan shiiq uu kukacay oo gudigaan anaa doortey anayna ilashaqeynayaan taasina waa mid horeyna soomali loogu arag.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.