London: Cabdi Xoosh oo Kahadlay shirka baydhabo iyo Caabudwaaq Baaq +Duco

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa kadalayey shirarka hantida Soomaliyeed lagu dhunsanaayo oo hadba meel lagu qabanaayo kuwaas oo ay wadaan niman waqtigoodii dhamaadey.

Waxa kaloo Cabdi xoosh baaq udirey shacabka Caabudwaaq iyo deegaanada udhow inay qabsadaan dantooda ayna iska dhacshaan kywa hunguri doonka ah.

Shacabka Soomaliyeedna waxaa ugu baaqay inay midoobaan dantoodana qabsadaan ilaahay wuxuu uga baryey soonkaan kiisa kala inay barwaaqo iyo nabad kuwaaraan .

Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.