DAAWO: Kulan Looga Hadlayey Burburka Soo Wajahay Galmudug Lagu Qabtey Muqdisho

Maal mihii dhawaa waxaa magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho kasocday shirar is daba jooga oo looga hadlaayey burbur iyo kala tag soo wajahay Maamulka Galmudug taasoo keentay madaxdii iyo Baarlamaankii Galmudug inay Muqdisho iska fariistaan madaama aysan kajirin amaan iyo shaqo Cadaado kasocoto hawshii Galmudugna loo wareejiyey Hoteelada muqdisho iyo madaxtooyada,

Wax Garadka Kasoo Jeeda galmudug, Barlamaanka iyo Siyaasiyiin aya shirar joogta waxaay uga socdeen Muqdisho si xal loogu heli lahaa burburka soo wajahay galmudug, xildhibaanada Galmudug ayaa sheegey inay shalay doorteen C/kariim Guuuleed maantana dhagaha ka fureystay baaqey usoo jeediyeen.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.