Barre Hiiraale OO Kulamo laqaatey Madaxda Kenya iyo Maraykanka

Malin kahor bay ahayd markii diyarad qaasaya looga soo qaadey garoonka diyaarada Muqdisho Barre aadan Shire (Barre Hiiraale) isagoo si wanagsan loogu soo dhaweeyey Nairobi Kenya Barre Hiiraale ayaa lafilayaa inuu kulamo muhiim laqaato dawlada Kenya Iyo madax kasocota Dawlada Maraykanka.

ilo udhaw Barre hiiraale ayaa sheegey arimaha laga hadlayo inaya yihiin kuwa Jubbaland ,xaalada qalafsan ee Soomaliya iyo sidii loo heli lahaa ciidan qaran oo soomali yeelato waxaa kaloo Barre Hiiraale lakulmi doonaa Shacabka Soomaliyeed ee kusan Kenya gaar ahaan Nairobi.

Fiiro: wixii warar kaloo ah kala soco Gedotimes

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.