Magacyada Guddiga Doorashada Heer Federaal, ee uu Magacaabay

Magacyada Guddiga Doorashada Heer Federaal, ee uu Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.
1-Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowa, Wasiir DFS
2-Maxamed Jaamac Mursal, Wasiir DFS
3-Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen, Wasiir DFS
4-Sahra Maxamed Cali Samatar, Wasiir DFS
5-Maxamed Cabdi Xayir, Wasiir DFS
6-Saalax Axmed Jaamac , Aqoonyahan
7-Maxamed Kaynaan , Aqoonyahan
8-Nafiisa Geedi Santuur, Aqoonyahan
9-Cabdiraxmaan Xaashow , Aqoonyahan
10-Barlin Cadami , Aqoonyahan
11-Cabduweli Xirsi Cabdulle , Wasiir Puntland
12-Saadiq Abshir Garaad , Aqoonyahan PL
13-Aadam Ibraahim Aw-xirsi , Wasiir Jubaland
14-Cabdicasiis Shiikh Xuseen Dayib, Aqoonyahan JL
15-Cabdiraxmaan Aadan sale , Wasiir Koonfur Galbeed
16-Maxamed Cabdi Nuur, Aqoonyahan KG
17-Xuseen Qaasim Yuusuf , Wasiir Galmudug
18-Cabdulaahi Salaad Yarow, Aqoonyahan GM
19-Axmed Maxamed Siciid, Somaliland
20-Fardowsa Maxamed Ducaale , Somaliland
21-Aamina Cabdulaahi Dheerow, Gobolka Hiiraan
22-Raaxo Maxamed Janaqow, Gobolka Sh/dhexe
Waa 22Xubnood, 5waa wasiiro Dowladda Federaalka ah, 5waa aqoonyahano, Maamul Goboleedyaduna waxaa ay soo dirsadeen midkiiba 2xubnood oo uu midi wasiir yahay. Somaliland waxaa loo qoray labo qof. Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe , midkasta hal xubin ayaa u qoran.
Magacaabista Guddidagan waa bilowga Hanaanka Doorashada la wada sugayo , Maamul Goboleedyada ayaa iyagana midkasta magacaabaya Guddiyo doorasho oo heer Maamul Goboleed ah kuwaasi oo ka kooban 8xubnood , dowladda Federaalka ayaa 3xubnood ku yeelanaysa Guddi kasta oo heer maamul goboleed ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.