Gudoomiye Kuxigeenka B/xaawo Oo kawaramay Xiritaanka Xuduuda

baladxaaw

Wararka ka imanay degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dawladda Kenya ay xirtaay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya.
Guddoomiye ku Xigeenka Beled-xaawo Bile Wufood Ibraahin ayaa sheegay in xuduuddu ay xidhnayd afartii maalmood ee ugu dambaysay isla markaana aanay jirin cid labada dhinac isu-gudbaysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.