Dhageyso : Ganacsade Cabdi Xoosh oo Taageerey Maamul Goboleedka Galgaduud Sarre iyo Baaq

Waxaa si xawliya ku socda taagerida uu helaayo Maamul Goboleedka Galgaduud Sarre tii uGu dambaysan ayaa waxay katimid Ganacsade Cabdi Xoosh isagoo wareysi gaara siinayey Gedotimes ayaa waxuu sheegay in qofkasta oo kasoo jeeda deegaankaas taageero maamulka Galgaduud sarre oo layska qabto Kuwa hunguri doonka ah waxaa kaloo sheegey in 5 000 000 loogu deeqo Galgaduud Sarre oo amaanka iyo horumarka wax looga qabanayo.

Maamulka Galgaduud Sarre waxaa hogaaminaaya dad dhalin yaro wax bartey rabana in dadkaan dulmiga lagu hayo laga saaro oo sharaftii iyo cisigii ay laahaayeen lasoo cesho isku melena looga soo horjeesto sidii layskaga dhicin lahaa dadka kusoo.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.