Xuduuda B/xaawo iyo Mandera oo Xiran Iyadoo Jaadka kaliya Usoo Gudbi Karo

Mudo 3 bari ah wax xiran xaduudka mandero iyo baladxaawo Iyado la soo celiyay Ardaydii Wax ka baraneysay Mandero ugu yaraan Arday gaarseyso 7000 kun ayaa lagu celiyay xaduudka iyago loo diiday inay galan ujeeeda lama garanayo, Dhalanyarad Gobolka gedo waxay wax ka bartaan magalada mandero inta ogu badan 80% waxay subixi u aadan waxbarasho Magalada aan dariska nahay ee mandeero
wax kalo la diiday Alaabta Aadi jirtay Mandero Caanaha iyo raashinka.

Waxa kaliya kaoo gudba Madera waa qaadka isago ka soo gudbo Kastanka Ilaa hada lama garanaayo Waxay dowlad kenya u xirtay xaduudka shacabka B/xaawa ayaa u aada cafimaad Madera Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.