Cadaado: Dagaal dhexmaraey Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Federaalka qeybta 21

Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dawlada federaalka soomaliya gaar ahaan qaybta 21aad ayaa dagaal ku dhex marey Degmada cadaado. dagaalkaan ayaa waxaa uu ka kacay markii Mushaar loo qaybinaayey Ciidanka dawlada federaalka ayaa waxaa soo weerarey kuwii galmudug, qasaaraha uu qaystey dagaalkaan ayaa ah 3 dhimasho ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.