Kaalmo La Gaadhsiiyay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caabud waaq Video +Sawiro

Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay kasocotay Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq dib udhis ayaa waxaa lacag soo gaarsiiyey Jaaliyadaha qurba joogata Jubbaland iyo galgaduud ,
Deeq uGu dambaysey waxay katimid jaaliyada GalJubba London oo madaxdeedu tahay Aadan Cabdulaahi Jaamac iyo Baashir Aadan dirir lacag dhan 9020 Doolar ah Gudiga Airportka ayaa umahad celiyey Madaxda GalJubba iyo dadkii soo aruurshay iyo dadkii bixiyeyba waxayana si gaara uGu mahad celiyeen gabdhaahan hoos ku qoran.
Ashkiro Cigaal, Falis dhagawayne, Carfoon Cabdi Balal, Faadumo Caynab , Deeqa Cabdi Maxamuud, Warda aadan Dhuux
Kala Xariir Gudiga airportka caabudwaaq
Cabdiqaadir Faarax Gurey (Cabdiqaadir Dheere) 00252615530022
Shuuke Faarax Cowl 00252615188999

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.