Gaber Wariye ah oo lagu dilay Muqdisho Allaha Unaxariisto Aamiin

Wariye u shaqeneysan Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida ayaa maanta lagu dilay magalada muqdisho gabadhaan ayaa waxay kamid tahay wariyaal mudadaan lagu dilay Muqdisho waana fal fool xun ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu dambigeeda dhaafo janadiina geeyo .
SAGAL

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.