Ciidmada Amisom Oo Suuq madow Gadayey shidaal, Raas, iyo Qalab Military

amsom

Ciidamada Amisom ee ku sugan ayaa lagu qabtey ayakoo gadaaya Shidaal iyo qalab Milatari, arintaan ayaa marar badan lagu eedeeyey inay al-Shabaab ka gadaan hub iyakuna waa diideen eedayntaa loo jeediyey.
Tani waxay cadayn buuxda unoqonaysaa inay tahay wax aruna arimhihii lagu eedeeyey Amisom oo ahaa inay qalab military ka gaadaan Al-Shabaab, nimankaan laqabtey ayaa isugu jirey ciidamo Afrikaniis ah iyo kuwa soomali shacaba oo dilaaliin u ah.

amisom tuugo

amisom

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.