Machad Dadka Waaweyn ay wax ku bartaan oo laga furay Baydhabo

Waxaa magaalada baydhabo laga furay macad dadka waa waayen wax ku bartaan, macadkaan oo wax wayn utaraya dadka kunool baydhabo madaama uu usahlayo dadka waa wayn inay wax barashadii dib uGu noqdaan waana macadkii uGu horeeyey oo soomaliya laga furo burburkii dawladii dhexe kadib.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.