Dhageyso: Maamulka Puntland ”Duulimaadyo naga wareegay oo Boosaaso ka degi jiray baa jira”

Wasaaradda Duulista Hawada Puntland Oo Lacago Ku soo Ragtay Dadka Ka dhoofayo Goormada diyaaradaha ayaa sababay in duulimaadyada qaar ay tegi waayaan meelo kamid ah Puntland.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawada Puntland Cismaan Cali Yuusuf ayaa xaqiijiyay jiritaanka wararka sheegaya in duulimaadyada qaar aynaan kaga degin magaalada Boosaaso lacagtani uu soo rogay maamulka Puntland.

Dhowaan wasaaradda duulista hawada Puntland ayaa lacago ku soo rogtay dadka ka dhoofaya garoomada diyaaradaha ee Puntland kuwaasoo kala ah Waqooyiga Gaalkacyo iyo Boosaaso taasoo ay isaga hor yimaadeen shirkadaha duulimaadka qaar kamid ah

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.