TOP DHAGEYSO: Xildhibaan hore Maxamuud Samatar ”Xilalkii Mareexaan ee Jubbaland hal beel baa qaadatay”

Mudane ka tirsanaa baarlamaankii KMG ayaa maamulka Jubbaland ugu baaqay inuu dib ugu laabto saami qeybsiga golaha wasiirrada beelaha qaar.

Xildhibaan hore Maxamuud Maxamed Samatar  ayaa sheegay in ay cabasho ka yihiin in laga qadiyay golaha wasiirrada Jubbaland.

Wuxuu sheegay in xukuumaddii hore ee maamulkaasi sidan oo kale aysan waxba uga helin arrintaasna ay qaadan Karin mar haddii ay yihiin dad u dhashay deegaanka.

Xildhibaanka ayaa si gaar ah uga cawday beelo ay wada dhasheen oo uu sheegay in ay wada qaateen xilalkii wasaaradaha oo ka beel ahaan wada heleen. Isagoo sheegay in arrintani uu doonayo inuu kala hadlo Madaxweyne Jubbaland Axmed Madoobe

Halkan ka dhagayso:

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.