Maraykanka oo ka hadlay howlgal ay ka fuliyeen gobalka Shabeellaha Hoose

usa

Dowladda Mareeykanka oo faah faahin ka bixisay weerar ciidamo gaar ah oo Mareeykan ah eey ku qaadeen Al_shabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Difaaca mareeykanka ayaa lagus heegay in qorshhu uu ahaa weerar hawada ah oo lagu qaado Dagaal yahano ka tirsan Xarakada Al_shabaab oo ku sugnaa Deegaan ka tirsan Sh/Hoose

Qorshaasi oo socda aya lagu yiri warkaanw axaa si kadis ah isugu dhacay Ciidamadii mareeykanka ahaa iyo Kuwii Al_shabaab oo is rasaaseeyn muddo socotay eey dhex matay inkasto saraakiil mareeykan ah eey beeniyeen in isra saaseeynta eey ku lug leeyihiin

Waxaana las heegay in Ciidamda AMISOM IYO Al_shabaab eey atahy cidda isra saaseysay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.