Dhageyso: Bannaanbax looga soo horjeedo lacagta been abuurka ah oo ka dhacay Baladweyne

Banaanbax loogu soo horjeeday  diidista lacagta Shilin Soomaaliga ee Ganacsatada Magaalada Beledwayne ay ku dhawaqeen in ay  diideen ayaa  ka dhacay Magaalada Beledwayne.

Banaanbaxa ka dib waxa , Magalada waxa ka dhacay kulan looga hadlayay xasaradaha lacagta kaas oo  ay ka qayb galeen Madaxda iyo  Masuuliyiinta Ganacsatada Magaaladaas

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay  in  cidii lagu arkaa  in Magaalada soo galinayso  lacag Shilin Soomaali oo faalsa ah laga qaadi doono talaabo Sharciga waafaqsan.

Waxa uu Sheegay Maamulka in aan sarifka laga kormin Karin qiimaha loo gooyay  oo ay isku raaceen Maamulka Gobolka iyo Ganacsatada Magaalada.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.