Daawo:Ugaas ciise Ugaas cabdulle oo lagu Aasey Degmada Caabudwaaq iyo Wafuud kala duwan oo Ka Qayb Gashey

allaha unaxariiste waxaa galabta lagu aasey Ugaas Ciise Ugaas cabdulle waxaana aaskiisa kaqayb galay Wasiiro Boqoro, Ugaasyo,Garaadyo,raysawasaarayaal,Xildhibaano,siyaasiyiin,ganacsato, Madaxwaynaha galgaduud Sarre iyo xildhibaanada Maamulkaas shacabka Caabudwaaq qaybaheeda kala duwan ee bulshada waxayna dhamaantood ilaahay uga baryeen in dambigiisa dhaafo eheladii iyo qaraabaduu ka tageyna Samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.