Dhageyso: Dekadda Hobyo oo shaqo abuur u sameysay dhallinyaro badan

Maamulka Degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug  ayaa sheegay,  in Dooman Ganacsi oo ku soo xirtay  Dekada Magaaladaas shaqo abuur ay u  noqotay dhalinyarada Magaaladaas ku Nool.

Waxa uu  sheegay Maamulka  Magaalada Hobyo ka hor inta doomahan bilaabin in ay ku soo xirtaan Dekada ay jiraan dhalinyaro badan oo shaqo la’aan la fadhiyay wadooyinka Magaaladaas

Gudoomiyaha Magaaladaas  C/aallhi Axmed Cali   ayaa sheegay in Dekada Magaalada hada ay u  muuqato mid ka wanaagsan sidii ay ahayd sanado badan oo aan shaqayn.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.