Daawo Sawirrada: Xasan Sheekh iyo Shariif Axmed oo ku kulmay Jabuuti

Kulanka labada madaxweyne oo la sheegay in uu ahaa mid rasmi ah ama horrey u qorsheesnaa ayaa waxaa ku wehlinayey madaxweynaha maanta markii afaraad la caleema saaray Ismaacil Cumar Geelle iyo hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya, xildhibaan Aadan Barre Ducaale.

Si rasmi ah looma oga wax yaabaha kulankaas looga hadlay basle madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynihii horre Shariif Sheekh Axmed waa ay is sallaameen, waxaana suurta-gal ah inay fursad isu hellaan, inta ay joogaan Jabuuti.

Kulanka labada nin ayaa yimid iyadoo ay ka mid ahaayeen madaxdii lagu casuumay xafladdii caleema saarka ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Si kastaba, madaxweynihii horre ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa Jimcaha gaaray magaalada Jabuuti, si uu uga qeybgalo caleema saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle.

Xasan Sheekh iyo Shariif 1462738752d3ad1 1462738758d5131 1462738759f9c59 1462738760846a5 146273875713161

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.