Dhageyso: Madaxweyne Guuleed ”Wixii ka dhacay Dacdheer waan ka xumahay”

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay ,sheegay in heshiis rasmi ah laga gaaray  shaqaqadii dad  badan ay ku dhinteen oo ka dhacay degaanada ay wadaagan Soomaalia Iyo Eithopia.

Madaxwayne Guuleed ayaa sheegay in ay nasiib daro ahayd weerarka ka dhacay  Degaanada  ku dhow dhow sohdinta labada dal.

Guuleed waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay aqbaleen heshiiska laba geesood ah ee  Magaaladda Jig jiga ku dhaxmaray Madaxda labada maamul

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.