DEGDEG: Dil ka dhacay degmada Baardheere iyo xaaladda oo qasan

War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baardheere ayaa sheegaya in askari ka tirsan maamulka dowladda uu toogasho ku dilay nin sarkaal ah.

Dilka markii uu magaalada ka dhacay kadib waxaa la xiray dhammaan ganscsigii magaalada.

Waxaa lagu soo warramayaa in uu ka dhaxeyay muran sidaasna uu keenay dilka.

Faahaahin dib kala socda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.