Dhageyso: Wasiirka amniga Galmudug oo si adag uga hadlay dagaalka Itoobiya ay ka wado Dacdheer

Wasiirka Aminiga Galmudug, Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa sheegay in dad shacab ah lagu xasuuqay dagaalka Dacdheer isla markaana kuwa kale ay ku barakaceen.

Taardhuleed oo ka hadlay dagaalka Dacdheer wuxuu sheegay in Itoobiya ay ku soo duushay dadka deggan xuduudda uu Galgaduud la wadaago Itoobiya.

Wareysiga oo xasaasi ah halkan ka dhagayso hoose:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.