LIVE U DHAGEYSO: Dibadbax ka dhan ah Caydiid Ilka Xanaf oo Muqdisho ka socda

Dibadbax lagu diidanyahay Dhul kicin lagu samaynayo dad ku nool Xaafadda Soona Keey ee Magaaladda Muqdisho ayaa ka dhacay halkaasi .

Dadwayne isugu jira caruur , dhalinyaro iyo duqooy ayaa ka qaybgalay banaanbaxasi .

Waxa ay eedayn u jeediyeen gudoomiyaha maxkamadda sarre oo ay sheegen inuu isagu ka dambeeyo oo u u xalaalaynayo dad aan milkiyad lahayn dhul shacab ay dagan yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.