Dhageyso:Warbixin+Saawiro, Abaaraha Gobalka Gedo Ka Jiro.

Abaaraha Ka jiro Gobalka Gedo oo Saameyn Balaaran ku yeshay Dadka reer Guurag ah Degaano Badan oo Gobalka Gado ka tirsan , haba u badnaadan dadka xoola dhaqatada ah oo ku dhaqan dhulka miiga ah.

Abaaraha ayaa lasoo sheegay in gaalafteen nolosha duunya fara badan oo kala duwan iyado dakii xoolahaasi dhaqanayayna aay qaarkood kasoo hayaameen dhulka Baadiyaha kuwaasi oo soo doorbidayo degmooyinka Baardheere, Garbahaareey iyo degmooyinkale oo ka tirsan Gobolka Gado.

Si kastaba ha ahaatee dadkan xoola dhaqatada ah ma jirta wax taakulayn ah oo aay ka heleen dhinaca maamulka Gobolka ama Hay’addaha caalamiga ah .

IMG_3704

IMG_3439 IMG_3457 IMG_3492

Halkaan Ka Dhageyso Wariyaha Gedo Times; Shariif Axmed Taajir oo Warbixntan kaso Diray Beled Xaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.