DAAWO: Wasiir Maareeye oo Hay’adaha Qaramada Midoobay Kaga dacwooday Madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka mudane Maxamed Cabdi Xayid Maareeye oo ka hadlay Kulan uu Goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa cabasho u jeediyey Hay’adaha Qaramada Midoboay oo uu sheegay in ay ula dhaqmaan si shuruucda caalamka ka baxsan,

Wasiir Mareeye ayaa hjoosta ka xariiqay in maalinkastaa ay wax balanqaadaan, mana fulo balan qaadka si aan qaab dowladeed aheyn ayeyna noola dhaqmaan ayuu yiri Xilli uu khudbad kajeediy\nayey kulan uu xasan sheekh gooob joog ka ahaa.

Dhinaca kale madaxweynaha soomaaliya aya saxiixay Heshiis dhigaya in xarun dhawaan muqdisho ay ka furan doonaan midowga yurub, uusan ka shaqeyn doonin qof soomaali ah, xilli dhul dowladeed uu yahay meesha ay midowgayurub xarunta ka dhisanayaan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA CABASHADA WASIIR MAAREEYE.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.