Xog: Wasiirada Besha Sade Ay Ku Yelanayaan Maamulka jubland oo uu Helay Qaar Ka mid ah Gedotimes

Waxaa Lagu Wadaa Bishaan Dhamadked in Lagu Dhawaaqo Golaha Wasiirada Mamulka Jubalnd oo Dhameystiran Ka dib Heshiskii Ka dhacay Magaalada Kismaayo oo ay Wada Galeen Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka jubalnd.

Warbaahiyaha Gedo Times oo Websidka ugu Afka Dheer Gobalada Juboyinka iyo Gedo ayaa Si Hor Dhac ah Wax uu Helay Qaar Ka Mid ah Xilalka Wasiirada Maamulka Jubland ay Ka Helayaaan Besha Sade .

Waa Kuwanaa Qaar Ka mid ah oo uu Helay Gedo Times.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hose .

Maxamed Cabdi Kalil.

Wasiirka Cadaalada Iyo Arimaha Diinta

Maxamed Maxamud Owlibaax

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskashiga Caalmiga ah.

Maxamud Xasan Cilmi .

Wasiirka Haweenka Iyo Xaquuqul Insaanka

Sagal Cabdi Risaaq Bixi .

Waxaan idiin Balan Qadeynaa Xilalka Kale ee Besha ay Ka heleyso Maamulka jubalnd inaan Idiin Soo Gudbin Doono Insha Allah.

 

 

 

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.