Duqa Magalada kismaayo ee Basha sade Qaab Nooce ah ayaa Ku Imaanaya .

Qodobka ah In Besha Sade Ay Maamusho Magaalada Kismayo Iyadoo heleyso Duqa kismayo oo u dhigin Gudoomiyaha Maglada Kismayo ayaaa Wax uu ka mid ahaaa 14 Qodob ee La hor dhigay Axmed Madoob ee uu Aqbalay Dad Badan oo La soo xariiray  Gedo Times Ayaa Waxa Ay Wax Ka Weydiyeen Qodobkaasi  Sida Lagu Helayo Qabiilka La sii Doono oo Besha sade Ka tirsan.

Magaalada kismaayo Gudoomiyeehada Hada Waxa Heyso Besha Majerteen Waxaan Mudadii La dhisay Maaamulka Jubland uu Ahaa Xilalka Ay Ku Mushaxayaan besha Sida Xoga ah Goobta Ku Tagtay  Sidoo kalan Heysatay Wasirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga.

Xilalka Besha Majerteen Ay Ka heyso Ayaa Wax Ay ku Waregayaab Besha Marexaan Waan Tan Kentay Su, aal ah Ilaa Hada La is Weydiinyo ee Ah “ Majeerteen Ma Dagaalami Mise  Waa Laban Hadii uu Xilal Fiican Wayay.

Hada Xil Muuqdo oo aan Lagu Heysan Waxa Ay Ka Hayaan Mareyaha Garoonka  Kismaayo ee Dhawan la Magaacabay

Axmed Madoobe Markii Heshiiska Lala galayay Ayaa Waxa uu Codsaday in Maamulka Kismaayo Ay U Tartamaan Besha Marexaan iyo Besha Majeerten oo Kaliya oo Aysan Beel Kale Tar Tami Karto Laakin Taasi Waxaa Diiday Gudiigi Besha Sade Iyagoo Sheegay inay Gor Gortan Ka galeyn Maamulida kismaayo .

Beelo Badan oo Ka tirsan Besha sade Ayaa Hada u Tar Tamayo Xildoonka Gudoomiyaha Kismayo oo La shegay inuu Ku Imaanayo Digreto uu Ku Magaacabayo Hogaamiyaha Maamulk jubland  Ka dib Markii La Shaaciyo Heshiiska hada ay Socoto Qaban Qabadisa .

Muhimada Ay Leedahy Kismaayo inay Maamusho Besha Sade

1–Magaalada Inay Maamusho Besh Sade Waa Xubinta kobad ee ay Ka kobceyso Siyaasada iyo dhaqalaha besha Sade oo Ah Besha ugu Dhaqaalo Soo Saar Badan Magaalaad kismaayo .

2–In Magaalada Ay Dib ugu So Labataan dad Badan oo Cabsi iyo Cago jugleyn uu Magaalada oga Ceyriyeen Ciidamada Maleshiyaadka ah ee uu Hogaaminayo Axmed Madoobe,

3—Waxa Ay Dad Badan Heli Donaan Guryo Si Xog ah loga Dhacay Kuwa Kale oo Qaab Qabiil Loga Dumiyay inay Helaan dib u dajin Waarto oo ay isku haleyn Karaan.

4—Magalada Waxaa Fursado Shaqo Ka Abuuri Doono Dhalin Yaro Badan oo Wax ku Bartay Dalka iyo dibadiisa oo aan Qeyb Ka Ahay Aniga Qoraalka Sameynayo oo Kismaayo u Tagi Wayay Cabi Amaan Owgeed .

5—Waxaa Abuurmi Doono Awood Ciidan oo ay Besha Ku yelato Magaalada Gudaheeda iyo La Macaamilka Ciidamaad aJanibta Ah Joogo Magaalada

6—In Lagula Xisaabatamo Hogamiyaha Maamulka Jubland Dhaqaalaha Ka soo Xarooda Labada goob ugu dhaqaalo Soo Saarka badan ee “Dekada iyo Garoonka “

Kismaayo Ma Nasiib Badno Maxa Yelay Dadkii Besha Sade ee Qabtay Maamulkeeda Kama Aysan Faaideysan Wax Tarkeeda Ma noqan mid ay u Abaal Gudeen .

{Su, aasha Hada Taagan ayaa Ah Kismaayo Yaa Nasiib u Helidoono oo Besh sade Ah Maamulkeed }

W/Q: Jeylaani Husen Yusuf

3 Comments

  1. jeylaani sxb maxaa ka qaldan,war dadka sanadkaan jira sidee caqligoodu u shaqeeyaa who cares lafta sade ee maamulka qabata,anagu hal ayaan nahay sade mareexaan hal oday ku abtirsada kuwa noocaaga ahee nakala saarayana maba aha dhalad,

  2. Shakhsiga waxaan qorey haja fiirasadi,Maneerteen wa walaaleheen yaanbloo gefin.Mareexaanna laftii wax noqoneysa waa isku mid.website caadi ah ayaan u qabey illa waa meel ciyaal

  3. waxaan aad u dhaliilayaa qaabka uu u qoranyahay
    qoraalkan waayo ma ahan hadal siyaasadeysan
    wuxuu u egyahay hadal qabyaaladeed
    ninka qoray warkaan ma noqon karo suxufi waayo
    shuruuda aya ka dhiman
    xitaa waxaa ka mid ah hadalo caay ah

Leave a Reply to maxamed somali Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.